Iran oo Faah faahisay Sababtii loo soo riday Diyaaradii Ukrane ee ku bur burtay Tehran

Milatariga Iran ayaa qirtay in iyagu ka dambeeyeen soona rideen diyaaradii rakaabka ee laga lahaa dalka Ukrane ee maalo kahor ku bur burtay meel ku dhaw magaalada Tehran ee caasimada Iran. Bayaan kasoo baxay milatariga ayaana lagu sheegay in si kam ah diyaarada loo soo riday, waxa ayna Iran balan qaaday in talaabo laga qaadi … Continue reading Iran oo Faah faahisay Sababtii loo soo riday Diyaaradii Ukrane ee ku bur burtay Tehran